Dhagyso: kulankii manta kadhacay dagamdatan wanlaweyn iyo waxyaabihii uga hadleen madaxdii ku kulanty

Kulan manta ey” yeesheen  ciidamada Danab maamulka dagmada wanlaweyn iyo odayaasha  dhaqanka dagmada ayaa waxaa looga hadlayey  sidii loo joojin lahaa dilalka aanooyinka qabiilka...

Xaaladihii ugu dambeeyay ee Dagmada Wanlaweyn iyo waxyaaba

Waxaa wali kacsan xaalada Dagmada Wanlaweyn waxaana jira barakac balaaraan oo kajira xaafadaha Qaarkood waxaana sare u kacay qiimaha lagu raaco  gaadiidka Dadweynaha dadka...

Soomaaliland oo 8 qodob kasoo saartey ka hortaga COVID 19

Golaha Wasiirrada Somaliland ayaa Maanta yeeshay Shirkoodii caadiga ahaa,iyaga oo inta badan kulanka diirada ku saarey arrimo la xiriira ka hortaga Caabuqa Corona virus...

Akhriso Magacyada Guddiga doorashada Guddoonka Baarlamaanka Koonfur Galbeed

Kulankii ugU horeeyey oo ay Maanta Magalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ku yeesheen Xildhibaannada Cusub ee Baarlamaanka labaad ee Koonfur Galbeed ayaa waxaa...

Waxaa manta lagu qabtay Dagmada Wanlaweyn, Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay...

Waxaa manta lagu qabtay Dagmada Wanlaweyn, Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo lagu taagerayay xildhibanada cusub ee Baarlamanka, 2aad, ee  KGS,...

Ardayda Reer Wanlaweyn ee waxkabarata Jaamacadaha Muqdisho gaar ahaan kuwa barta Caafimaadka ayaa waxa...

waxaa Caalmaka ku sii kordhaya halista uu ku haayo Cudurka Coronavirus kaa soo garay inkabadan 160 Dal oo calamka ah waxaana aad u sii...

Madaxweyne Deni“Anoo taladiina ka duulaya waxaan ku dhawaaqaya gogol Shir isdhegaysi”

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi ayaa soo xiray Shirka Wadatashiga Puntland oo saddex maalmood ka socday xarunta Jaamacadda PSU ee magaaladda Garoowe. Madaxweynaha ayaa khudbadd...

Maamulka Cusub ee Dhuusamareeb oo xilka la wareegay

Madaxweyne ku Xigeenka Dowlad Gobaleedka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa ka qeybgalay munaasabad ay xilalka ku kala wareegayeen maamulkii hore ee Caasimada Dhuusomareb iyo...

Dhagayso: Kulana aan caadi aheyn  oo ey  isugu yimaadeen madaxda Milatariga Buliiska iyo maamulka...

  Dhagayso : Kulana aan caadi aheyn  oo ey  isugu yimaadeen madaxda Milatariga Buliiska iyo maamulka dagmada wanlaweyn ayaa waxa uu ka dhacay Xarunta maamulka...

Maamul cusub oo loo Magacaabay Caasimadda Galmudug

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweyne Qoorqoor ayaa waxaa Guddoomiyaha Cusub ee Dhuusamareeb loogu Magacaabay inuu noqdo Cabdiraxmaan Cali Maxamed Geedaqorow, halka Guddoomiye ku-xigeenka amniga...

Latest news