19 ruux oo loo xiray weeraradii qaraxyada ahaa ee lagu qaaday Sacudi Carabiya

Boqortoyada Sacudi Carabiya ayaa xabsiga u taxaabtay 12 ruux oo u dhalatay dalka Pakistan iyo 7 ruux oo u dhalatay dalka Sacudi Carabiya iyagoo...

USA: Wasaaradda A. Dibadda oo Baaritaan Ku Fureysa Clinton

Wasaaradda arrimaha dibadda ee Mareykanka ayaa dib u fureysa baaris gudaheeda ah oo ku aaddan in haweeneyda murashaxa madaxweyne u ah xisbiga Dimuquraadiga ee...

Ciidamo kala taabacsan Madaxweynaha Koofurta Sudan iyo kuxigeenkiisa oo ku dagaalamay Jubba

Ciidamo daacad u ah Madaxweynaha Koofurta Sudan Salva Kiir iyo kuxigeenkiisa Reik Machar ayaa shalay ku dagaalamay Caasimada Jubba, iyadoo isku dhacan uu yahay...

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Addis Ababa kula kulmay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa kulan gaar ah kula qaatay magaalada Addis Ababa Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Hailemariam Desalegn, iyagoo ka wada...

5-askari Boolis ah oo lagu dilay magaalada Dallas ee dalka Mareykanka

Shan ka tirsan Ciidamada Booliska magaalada Dallas ee dalka Mareykanka ayaa la dilay, halka lix kalena la dhaawacay, inta lagu guda jiray banaan bax...

Booliska Soomaaliya oo qabtay hub lagu dhex qariyay Masaajid

Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa Howlgal ay Masjid ku yaala degmada Yaaqshiid ee Magaalada Muqdisho ku soo qabtay Huba lagu dhex qariyay Masjidka iyo labo...

Midowga Afrika oo sheegay in ciidamada AMISOM ay ka baxayaan Soomaaliya dhamaadka 2020

Midowga Afrika ayaa sheegay in ay ciidamada nabad ilaalinta ee ka socda dalalka Afrika ee ka howlgala dalka Soomaaliya ay ugu dambeyntii ka bixi...

Madaxweynaha Jubaland oo sheegay inta Qabyaalad jirto aan laga adkaan karin Al-Shabaab

Madaxweynaha Maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo ka hadlayey sida ay Soomaaliya ku yeelan karto ciidan Qaran ayaa qabyaalada ku tilmaamay ‘Asnaam’...

Taliyaha Ciidamada xoogga dalka oo ugu baaqay ciidamada inay ka feejignaadaan weerarada Al-Shabaab

Taliyaha Ciidamada xoogga dalka Sareeye Gaas Maxamed Aadan Axmed (Buud) ayaa ugu baaqay Ciidamada inay ka feejignaadaan weerarada Al-Shabaab uga imaanaya, iyadoo horay Al-Shabaab...

Latest news