Maamul cusub oo loo Magacaabay Caasimadda Galmudug

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweyne Qoorqoor ayaa waxaa Guddoomiyaha Cusub ee Dhuusamareeb loogu Magacaabay inuu noqdo Cabdiraxmaan Cali Maxamed Geedaqorow, halka Guddoomiye ku-xigeenka amniga...

Wasiirka Maaliyadda XFS oo guddoomiyey Shir looga hadlayey Horumarka Maaliyadda dalka.

Wasiirka Wasaaradda Maaliyada XFS mudane C/raxmaan Ducaalle Beyle Ayaa maanta Guddoomiyey shir looga hadlayay Arrimaha horumarka Maaliyadda Dalka, islamarkaana ay ka soo qeyb galeeyn madax...

Taliska Ciidanka xoogga oo War kasoo saarey howlgal ay fuliyeen

Ciidamada kumaandooska xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo kala duwan waxaa ay ka sameeyeen deegaano ka tirsan Gobolka Shabeellaha Hoose,halkaas oo ay ku sugnaayeen Xubno...

Dood-wadaag ku saabsan dib-u-eegista dastuurka oo ka dhacay magaalada Baydhabo

 Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Gudigga Baarlamaanka ee La-socodka Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka iyo Gudigga Madaxa banaan Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka ayaa...

Madaxwaynaha Puntland oo Garoowe kulan Gaar kula qaatay Ergayga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya

Wafiga Danjiraha Qaramada Midobay ee Soomaaliya oo ay qeyb ka ahaayeen Xubno Sare oo ka tirsan xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya oo soo Gaaray...

133 qof oo wadanka Talyaaniga hal maalin ugu dhintay Cudurka Carona iyo madaxweynaha Boortaqiiska...

Wararka ka imaanaya wadanka Talyaaniga ayaa sheegaya in cudurka dilaaga Carona Virus uu dadkii ugu badnaa maalin qura ku laayay wadankaasi. Wasaaradda caafimaadka Talyaaniga ayaa...

Somalia & UK oo ka wada hadley kordhinta tababarada Ciidamada Dowladda

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga ee Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Maxamed (Amar-ambe) ayaa Magaalada Muqdisho waxaa uu kula kulmey Safiirka Britain ee Soomaaliya Amb, Ben Fender. Kulan...

Waxaa meel fiican maraya dhismaha wadada  gashaa suuqa hoose ee Dagmada Wanlaweyn   taas oo

Waxaa meel fiican maraya dhismaha wadada  gashaa suuqa hoose ee Dagmada Wanlaweyn   taas oo in mudo ah Bur bursaneyd, dhibaata badana ay ku qabeen ...

Madaxweynaha Jubbaland” Ma jiro habayaraatee Farqi u dhaxeeya dowladda iyo Al-Shabaab”

Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa ku eedeeyay dowladda dhexe ee Soomaaliya in ay meesha ka saartay hanaanka Sharciga ahaa ee...

madaxda Ruushka iyo turkiga oo gaaray hishiis xabad joojin ah.

Wada hadalo qaatay 6 saacadood  oo xiriir ah oo u dhexeyay madaxda Ruushka iyo Tukiga ayaa waxaa lagu gaaray hishiis xabad joojin ah oo...

Latest news