Dr: maxamed somali oo soo afjaray booqashadii uu kujoogay degmada wanlaweyn….
18 jan.2017 -(radiowanlaweyn.com)-Mid kamid ah dhaqaatiirta ka howlgasho isbitaalada kuyaalo caasimada soomaliya ee moqdisho gaar ahaan isbitaalkla masaarida Dr: Maxamed Xusseen C/dulle (Maxamed somali)...
Doorashada xildhibaanada aqalka hoose ee gobolada waqooyi oo dib uga bilaabaneysa Muqdisho…
January 1 (Radiowanlawyn.com)—Waxaa maanta dib uga bilaabanaya magaalada Muqdisho doorashada xildhibaanada ka mid noqonaya aqalka Hoose ee baarlamaanka, kuwaasi oo matalaya goboladda waqooyi.
Doorashada xildhibaanada...
Dhageyso warka habeen ee radio wanlaweyn
Halkaan hoose ka dhageyso warka habeen ee radio wanlaweyn caawa waxaa soo jeedinaya cabdi shakuur axmed xasan cabdi shakuur showkaani
Dhagyso: kulankii manta kadhacay dagamdatan wanlaweyn iyo waxyaabihii uga hadleen madaxdii ku kulanty
Kulan manta ey” yeesheen ciidamada Danab maamulka dagmada wanlaweyn iyo odayaasha dhaqanka dagmada ayaa waxaa looga hadlayey sidii loo joojin lahaa dilalka aanooyinka qabiilka...
Xaalada Shuban biyoodka dagmada wanlaweyn….
11/02/2017(Radiowanlaweyn.com)
Waxaa booqasho gaabankutagay galinkii danbe xarunta CTC/CTU da dagmada Wanlaweyn anigoo u kuurgalayo xalada xanunkan iyo herkuu maraayo, iyadoo malmahaan gudaha dagmada uu kajiray...
Waa markii ugu horeysay ee laga furro Dagmada Wanlaweyn…..
02/02/2017(Radiowanlaweyn)
Waxaa laga furay markii ugu horeysay Dagmada Wanlaweyn xarun CTC ah oo lagu daaweynaayo dadka uuso rito xanunka shuban biyoodka, xaruntaan oo sida lasheegay...
MAHAD NAQ GAAR AH
waxaan u mahad celinaynaa dhamaan saxafiyiinta somaaliyed gaar ahaan ururka suxufiyiinta qaranka somaliyeed ee
(nusoj) iyo ururka (soma ) oo ay kumidaysanyihiin idaacadaha intooda badan somaliya...
Wasaarada Waxbarashada oo soo bandhigtey natiijada imtixaanka dugsiyada sare ee dalka
July 28 (radiowanlaweyn.com)— Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya ayaa caawa si rasmi ah u soo bandhigtay natiijada Imtaxaanka Sanad Dugsiyeedka 2015-2016.
War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Waxbaxarashada...
Golaha Odayaasha Dhaqanka Ee Dagmada Wanlaweyn waxay cabsho ku aadan Waziirka Dakadaha ee Maamulka...
Golaha Odayaasha Dhaqanka Ee Dagmada Wanlaweyn waxay cabsho ku aadan Waziirka Dakadaha ee Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya u direen Madaxweynaha KGS Mudane cabdi Casiis...
Sheeko qosol ah oo dhax martay nin buufis mareekan hayo oo reer baadiya ah...
19july2016(radiowanlaweyn.com)-Shekadan waxay dhex martay nin rer badiyo ah oo dega badiya ha iyo nin degan magalda muqdisho.
Ninkan reer badiya ha ah oo dego badiyada...