Ciidamada Puntland oo gacanta ku dhigay qalab loo adeegsado qaraxyada

Hawlgal gaar ah oo ay ciidamada difaaca Puntland ee loo yaqaano PSF ay ka sameeyeen gudaha magaalada Boosaaso ayaa waxay ku soo qabteen qaraxyo...

R/Wasaare Khayre oo shir guddoomiyay kulan la xiriiray xal u helidda fatahaadaha

-Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda, Mudane Xasan Cali Kheyre  oo guddoomiyay kulan looga hadlay Xaaladda bini’aadninimo ee Beledweyne iyo gobalka Shabeellada Dhexe, ayaa ku baaqay gurmad deg deg...

Wasaaradda Caafimaadka oo faahfaahisay Xaaladihii ugu dambeeyay Covid 19

Wasaaradda caafimaadka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Corona ku shaacisay in la diiwaan geliyay 38 xaalado cusub oo COVID-19 ah. Warbixinta wasaaradda...

Wasaaradda Caafimaadka oo hadalkii Wasiir Maareeye ku tilmaamtay mid aan cilmi ku dhisneyn

Wasaaradda Caafimaadka dowladda Soomaaliya ayaa ku tilmaamtay hadalkii Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareye ee ku aadana in qof kaste oo dhinta...

Dowladda oo hirgelisay xarunta dhexe ee xiriirka Covid19

Xaruntan oo si casri ah loo diyaariyay waxay ka jawaabeysaa dhammaan wicitaannada teleefanka gaaban ee u gaarka ah Covid19 ee 449, waxayna bukaannada ku...

Amar kasoo baxay dowladda oo Maanta dhaqan galaya

Dawladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqdey canshuur dhaaf ay u sameysay cunnada quutul daruuriga, si looga hor tago koror ku yimaada qiimaha maciishada, oo aysan...

saxafiyiin katirasan Radio wanlaweyn oo loo diiday in ay soo tabiyaa wararka laxirira…..

Goor dhaw waxaa soo gaaray Dagmada anlaweyn  Maxkamada ciidamada qalabkasida waziiro ka tirsan Maamulka koonfur galbeed soomaaliya iyo maamulka gobolka shabeelaha hoose wafdigaan ayaa...

Dhagyso: kulankii manta kadhacay dagamdatan wanlaweyn iyo waxyaabihii uga hadleen madaxdii ku kulanty

Kulan manta ey” yeesheen  ciidamada Danab maamulka dagmada wanlaweyn iyo odayaasha  dhaqanka dagmada ayaa waxaa looga hadlayey  sidii loo joojin lahaa dilalka aanooyinka qabiilka...

Xaaladihii ugu dambeeyay ee Dagmada Wanlaweyn iyo waxyaaba

Waxaa wali kacsan xaalada Dagmada Wanlaweyn waxaana jira barakac balaaraan oo kajira xaafadaha Qaarkood waxaana sare u kacay qiimaha lagu raaco  gaadiidka Dadweynaha dadka...

Soomaaliland oo 8 qodob kasoo saartey ka hortaga COVID 19

Golaha Wasiirrada Somaliland ayaa Maanta yeeshay Shirkoodii caadiga ahaa,iyaga oo inta badan kulanka diirada ku saarey arrimo la xiriira ka hortaga Caabuqa Corona virus...

Latest news