Kooxaha ka dhisan Magaalada Madrid oo Liverpool kula tartamaya saxiixa xiddig ka ciyaara horyaalka...

(Madrid) 19 Maarso 2019. Kooxaha ka dhisan caasimadda Spain ee Madrid ayaa la soo warinayaa inay naadiga Liverpool ee Premier League ka dheesha kula tartamayaan...

HORDHAC : Fullham VS Liverpool ? ee horyaalka Premier League …

( Premier League  ) 17 Marso 2019 Kooxda Liverpool oo guul weyn ka soo gaarty kooxda Bayren kulan ka tirsanaa tartanka Champions League ayaa galabnimadan...

Muxuu ka yiri Zinedine Zidane guushii ugu horeysay uu la gaaray kooxda Real Madrid?

(Spain) 17 Maarso 2019. Tababaraha kooxda Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa xaqiijiyay in ciyaartoydiisa ay si fiican u ciyaarayeen kulankii xalay Celta Vigo ee...

HORDHAC : Everton VS Chelsea ? xogta kulanka iyo xaqiiqooyinka laga diwaan giliyey

( Premier League ) 17 Marso 2019  Kooxda Chelsea waxa ay la balan santhay kooxda Everton kulan katirsan horyaalka Premier League waxaan lagu ciyaari doonaa...

Chelsea oo Ganaax dul dhigtay Kepa iyo Goolhayaha oo Warbixin soo saaray

(wanlaweyn Radio) 26 Feb 2019. Chelsea ayaa ganaax dul dhigtay goolhayahaeeda Kepa kaddib markii uu diiday inuu garoonka ka soo boxo mar badel loo taagay...

Lucas Vázquez oo fariin digniin ah u diray kooxda Barcelona kahor kulanka El Clásico

(wanlaweyn Radio) 26 Feb 2019. Weeraryahanka kooxda Real Madrid ee Lucas Vázquez ayaa fariin digniin ah u diray kooxda Barcelona, kahor maalin kulanka ay...

Mourinho oo laba shuruud ku xiray dib ugu soo labashadiisa shaqada tababarka

RDIO WANLAWEYN 26/2/2019>Tababarihii hore kooxda Manchester United ee Jose Mourinho ayaa shuruud ku xiray dib ugu soo laabashadiisa shaqada tababarka ee kubada cagta. Jose Mourinho...

Dhageyso barnamijka ciyaaraha radio wanlawyn

Halkaan hoose kadhageyso barnamijka ciraayaha radio wanlaweyn waxaa so jedinaya mahad axmed cali shekeye      

Dhageyso warbixin kusaabsan dhibatoyinka horyaala maclimiinta koxaxa kubada cagta wadanka ingiriiska

Inkaarta Difaacashada Premier League Ee Guardiola Hortaala, Saamaynta Xili Ciyaareedka Saddexaad Ee Jose Mourinho Iyo Dhibaatooyinka Horyaala Lixda Tababare Ee Kooxaha Premier League Ugu...

dhageyso barnamijka falanqenta ciyaaraha radio wanlaweyn

halkaan kadhageyso barnamijka falanqeynta ciyaaraha

Latest news