UEFA Oo Bayaan Rasmi Ah Kasoo Saartay Kiiska Daafaca Liverpool Mamadou Sakho Oo Daroogo...

Daafaca dambeedka dhexe Mamadou Sakho ayaan laga qaadi doonin tallaabooyin dheeraad ah oo dhanka sharciga ah ka dib markii lagu helay dembi ah inuu...

Pepe Oo Kusoo Laabtay Tababarka Buuxa Ee Xulkiisa Portugal Ka Hor Finalka Euro 2016

Xulka Portugal ayaa waxaa uu helay khabar wanaagsan ka hor finalka Euro 2016 ee ay Axada ku wajahayaan xulka France, iyadoo daafacooda dambeedka dhexe...

Wargeysyada Ingariiska Ka Soo Baxa Iyo Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Ay Ka Qoreen Suuqa...

Maalin wanaagsan dhamaan aqristeyaasheena sharafta mudan kuna soo dhawaada barnaamijkeenii wargeysyada iyo waxyaabihii ay ka qoreen suuqa kale iibsiga ciyaartooyda, sida caadada inoo ahba...

CR7 Oo Ka Hadlay Finalka Euro 2016 Ee Uu Xulkiisa Portugal Ku Wajihi Doonto...

July 9-Kabtanka xulka Portugal Cristiano Ronaldo ayaa qirtay inuu xulka France noqon doono midka ugu cadcad finalka Euro 2016 ee Axada ka dhici doona...

Karim Benzema Oo Xulka Qaranka France Ugu Hambalyeeyay Gaarista Finalka Euro Sheegayna in Kaliya...

Weeraryahanka maqan ee Karim Benzema ayaa meel iska dhigay eedeyntii uu hore ugu soo jeediyay macalinka qaranka France isagoo ugu hambalyeeyay dhamaan xulka gaarista...

Kooxda Barcelona Iyo Xidigeeda Neymar JR Oo Ay Guul Wayni U Soo Hoyatay Iyo...

Maxkamada sare ee dalka Spain oo uu fadhigeedu yahay magaalada Madrid ayaa go’aamisay in la soo gabagabeeyo kiiskii muddada dheer dhibaatada joogtaada ah ku...

Maxay Tahay Sirta Ka Danbeysa Dabaal Dega Layaabka Leh Ee Uu Sameeyo Antonie Greizmann...

ANTOINE GRIEZMANN ayaa dabaal deg caan ah ku sameynaya Euro 2016, qanaaska France ayaa dhaliyay lix gool kadib lix kulan uu ciyaaray waxaana kamid...

Siyaasada Suuqa, Ka Shaqeynta Premier League, ……

Macalin Pep ayaa saxaafada hor fariistay isagoo ka jawaabay su’aalo laga weydiinayay kooxdiisa wuxuuna ka hadlay dhamaan qodobadaaan aan hoos ku soo qaadanay. Ka Hor...

RASMI: Marcelo Bielsa Oo Iska Casilay Shaqada Tababare Ee Lazio Labo Maalmood Ka Dib...

Marcelo Bielsa ayaa iska casilay shaqada tababarenimo ee Lazio labo maalmood ka dib markii loo magacaabay shaqadaas. Waxaa arbacadii la shaaciyay in tababarihii hore ee...

Latest news