dhageyso barnamijka falanqenta ciyaaraha radio wanlaweyn
halkaan kadhageyso barnamijka falanqeynta ciyaaraha
TARTAMO LAGU QABAN DOONO D/WANLAWEYN TAR TAMADAAS SOO KALA AH ….
sabti 28/4/2017 radiowanlaweyn.com ogeysiis ogaysiis ogaysiis degmada wanlaweyn ee g/ shabeelaha hoose waxaa laguqban doonaa tartamo kala duwan tar tamadaasoo kala ah...
Xulka Kubadda cagta Jubbaland oo ku guuleystay Tartanka Ciyaaraha Maamul goboleedyada…
Xulka kubadda cagta ee Jubbaland ayaa ku guuleystay Tartanka Ciyaaraha maamul goboleedyada, kaddib markii ay ciyaartii Finalka 1-0 uga badisay xulka Puntland oo tartankan...
Dhageyso Barnaamijka Falanqeynta Ciyaaraha Radio Wanlaweyn 15 -9 -2020
DHAGEYSO: Barnaamijka Falanqeynta Cayaaraha ee Radio Wanlaweyn 15 -9 -2020
Waxaa Soo Jeedinaya Wariye ciise cabdi mustaf
Kooxda Man United oo kalsooni ku qabta inay saxiixa Dembele ku garaaci karaan Arsenal...
Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa la soo warinayaa inay kalsooni ku qabto inay dhammaystiri doonto saxiixa Moussa Dembele.
Warsidaha Soccerlink ayaa warinaya in Manchester United ay...
Ma dhabaa Wararka Xanta Ah Ee Sheegaya In Ciyaartoyda Xulka Argentina Ay Soo Xulan...
Axad, June, 24, 2018– Maanta waxey ku beegan tahay dhalashada kabtanka Argentina Lionel Messi, balse uma ahan maalin ay tahay inuu farxo maadaama uu...
Khabiirada Sky Sports Oo Saadaaliyay Ciyaarta Culus Ee Axada Stamford Bridge Ku Dhexmareysa Chelsea...
Taariikh:22-10-2016(radiowanlaweyn.com)
Khabiirada Sky Sports ayaa saadaal ka bixiyay kulanka adag ee la wada sugayo ee Axada Stamford Bridge ku dhexmaraya kooxaha Chelsea iyo Manchester United...
N’Golo Kante oo kasoo yeeray hadal jamaahiirts Chelsea farxad galiyay March 21, 2018
March 21, 2018 Radiowanlaweyn.com Cayaaryahan N’Golo Kante ayaa kasoo yeeray hadal jamaahiirta Chelsea farxad galiyay kadib markii u ka dhawaajiyay in Stamford...
Orodyahan Maxamed Daauud oo maanta ordaya
Agosto 17 (radiowanlaweyn.com)—Orodyahanka Maxamed Daauud Maxamed oo Dalka Somaliya uga qeybgalaya tartanka Olombikada ee Ciyaaraha fudud ee ka socda Magaalada Rio de Jeneria ee...
Jamie Redknapp Oo Kashifay Sida Ay Xavi & Iniesta Ugu Qasbeen Sir Alex Ferguson...
Axad, June, 24, 2018– Tababarahii hore Man United Sir Alex Ferguson ayaa isku dayay inuu garoonka Old Trafford keeno kubad sameeyaha qaranka Croatia Luka...