Muxuu ka dhignaa laadkii xorta ahaa ee uu xalay dhaliyey Lionel Messi?

 Kabtanka kooxda Barcelona ayaa xalay shabaqa soo taabtay labo jeer kulankii ay guusha ka gaareen Real Valladolid ee horyaalka La Liga. Messi ayaa kulankan labo...

Lionel Messi oo xalay dhaafay gooldhalinta Cristiano Ronaldo… (Imise goolal ah ayay dhaliyeen heerka...

. Kabtanka kooxda Barcelona ayaa xalay shabaqa soo taabtay labo jeer kulankii ay guusha ka gaareen Real Valladolid ee horyaalka La Liga. Messi ayaa kulankan labo...

Kooxda Man United oo kalsooni ku qabta inay saxiixa Dembele ku garaaci karaan Arsenal...

Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa la soo warinayaa inay kalsooni ku qabto inay dhammaystiri doonto saxiixa Moussa Dembele. Warsidaha Soccerlink ayaa warinaya in Manchester United ay...

Wakiillo ka socda Kooxda Juventus oo daawaday saddex ka mid ah xiddigaha Liverpool iyo...

 Wakiillo ka socda kooxda Juventus ayaa soo daawaday saddex ka mid ah xiddigaha kooxaha Liverpool iyo Tottenham, waxaana ay kala yihiin Eriksen, Son iyo...

Wakiilka Gareth Bale oo xaqiijiyey haddii uu xiddigu ka tagayo Kooxda Real Madrid oo...

 Wakiilka weeraryahanka kooxda Real Madrid ee Gareth Bale ayaa hoos u dhigay wararka soo jeedinaya inuu xiddigan uu wakiilka u yahay ka tagayo garoonka...

Maradona oo si kulul u weeraray jiilka haatan ee xulka Argantina uu hogaamiyo Messi,...

(Brazil) 17 Juuunyo 2019. Halyeeyga kubadda cagta dalka Argantina ee Diego Maradona ayaa weerar culus ku qaaday ciyaartoyda haatan ku sugan xulka qaranka Tango uu...

Kubadda lagu ciyaari doono horyaalka Premier League xilli ciyaareedka cusub oo la shaaciyay…. +...

(England) 17 Juuunyo 2019. Maamulka Premier League ayaa shaaciyey Kubadda cusub ee lagu ciyaari doono horyaalka Ingiriiska xilli ciyaareedka cusub ee 2019-2020. Waxaa kubaddaan farsameysay shirkadda...

Mudada uu garoomada ka maqnaan doono laacibka kooxda Liverpool ee Naby Keita oo la...

(radiowanlaweyn) 03 Maajo 2019. Laacibka khadka dhexe ee kooxda Liverpool Naby Keita ayaa seegi doona inta ka harsan xilli ciyaareedkan, kaddib markii uu ku...

RASMI: Lionel Messi oo ku guuleystay xiddiga isbuuca ee Champions League

(Radiowanlaweyn) 03 May 2019. Weeraryahanka kooxda kubadda cagta Barcelona ee Lionel Messi ayaa mar kale ku guuleystay abaal-marinta xiddiga isbuuca ee Champions League. Mucjisada Barcelona...

Miyey kooxda Arsenal si joogto ah ula wareegaysaa laacibka Barcelona ee Denis Suarez?

(London) 19 Maarso 2019. Xiddiga khadka dhexe ee kooxda Barcelona, Denis Suarez ayaa la soo warinayaa inuu ku guuldarreystay inuu qaab ciyaareed wanaagsan ku yeesho...

Latest news