Dhageyso: Warka Habeen Ee Radio Wanlawayn 14=9=2020

Halkaan ka dhagayso Warka habeen ee Radio Wanlaweyn Haben Walba Saacada Marka Ay Tahay 8:00 Habeenimo. Waxaana Soo Jeedinaayo Mohammed Aadam Karaama

ilbaxnimada ay ka qaateen reer galbeedka muslimiinta

Majallad Zeit oo ka soo baxda dalka Jarmalka ayaa soo bandhigtay qoraal dheer oo ay kaga warramayso xadaaradaha iyo horumarka asal ahaan ka yimi...

Waxaa la soo gabagabeeyay tartan aqooneedkii uu qabtay Radio wanlaweyn (Daawo Sawirrada Jaa’isooyinka)

xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo lagu Qabtay Xarunta Radio Wanlaweyn islamarkaasna lagu gudoon siinaayay abaal marinno Dadkii ka qeyb qaatay Munaasabada...

WHO ayaa ka digtay sara u kaca kiisaska Jadeecada ee qaaradda Yurub…

20/2/2018 _ Radiowanlaweyn.com _ Qaaradda Yurub ayaa wajaheysa kor u kac ku yimid kiisaska cudurka Jadeecada illaa iyo sanadkii 2017-kii, taasoo Hey'adda Caafimaadka Adduunka...

Dr. Dufle oo Warbixin ka soo saaray qatarta uu leeyahay Cudurga Cagaarshowga

July 28 (radiowanlaweyn)— Iyadoo maanta oo taariikhdu ku beegan tahay 28-ka July maalinta Hey’adda caafimaadka Aduunka ee WHO u aqoonsatay maalinta loo asteeyey ka hortaga cudurka Cagaarshowga...

Dhimashada weerarka Nice oo 84 gaartay…

Ugu yaraan 84 ruux oo qaarkood caruur yihiin ayaa dhintay kaddib markii gaari xamuul ah la jiir siiyay dad u dabaaldegayay munaasabadda Maalinta Bastille. Madaxweynaha...

Ciidamada Itoobiya iyo Qoomiyada Amxaaradda oo gacanta iskula tagay…………..

Iska horimaadkan ayaa ka dhacay magaalada Gondar ee waqooyiga Itoobiya, shacabka qawmiyada Amxaarada ayaa rabshadaha bilaabay kadib markii ciidamada amaanka isku dayeen inay xiraan...

Latest news