Taliyaha Ciidanka Dhulka jeneraal Cabdixamiid Maxamed Dirir  ayaa ku  guuleeystay inuu  isku keeno  waxgaradka Degaanada Towfiiq iyo Af-barwaaqo oo ka tirsan Gobolka Mudug.

Kulamo ka dhacay Af-barwaaqo iyo Towfiiq ayaa lagu xaliyey  colaado soo noq-noqday oo  ka dhacay deegaanadaas.

Taliyaha   oo ka hadlay kulamadii lagu dhexdhexaadiyay waxgaradka labada beelood ayaa yiri:  “ Colaadaan ayaa soo noqnoqotay, waxaana lagu rajo weenyahay in aanay  dib u soo laabanin” .

isha warka sonna