Golaha Odayaasha Dhaqanka Ee Dagmada Wanlaweyn waxay cabsho ku aadan Waziirka Dakadaha ee Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya u direen  Madaxweynaha KGS Mudane cabdi Casiis Maxamed Xasan  Lafta gareen

Odayaasha Dhaqanka ayaa waxa ay ku eedeeyeen    Waziir Cumar Axmed Aadan   in uu san lakulmin Tiro 2bajeer ah uu horay u yimd Degmada  odayaasha Dhaqanka iyo wax garadka dagmada Wanlaweyn   ee uu ku matalo Golaha Waziirada  uuna  kawarqabin wax yaabaha kasocda deegaanka uuna yahay qof warmooge ah

sidaa darted waxa ay ugu baaqeen  madaxweynaha  KGS in aanuu ku matali Karin magaca dagmada wanlaweyn Golaha xukuumada  KGS  hadii uu xog ugu baahdo dagmadan wanlaweyn madaxweynaha in uu  kawareesto xil dhibaanada kasoo jeeda Wanlaweyn iyo Wzeerada kale eek u jira xukuumadda   waxa ayna codsadeen  in uusan u soo dirin markale dagmada wanlaweyn

dhankakale Odayaasha Dhaqanka waxa ay ka codsadeen  madaweynaha KGS in uu soo booqdo Dagmada wanlaweyn marka ugu dhow uguna dhaqsiyaha badan  waxaa kale oo ay xuseen in uu isaga indhihiisa ku arko xaalka dhabta ah ee kajira degaanka

sikastaba ha ahaatee  cabashadan Golaha Odayaasha Dhaqanka Ee Dagmada Wanlaweyn ayaa waxa y ku soo aadaysaa xili xasaasi  ah xaalada deegaankana aan ku habooneen in xiisad siyaasadeed oo horleh aan lagalinin deegaanka  loona istaago sidii wax looga qaban laahaa isbaarooyinka iyo qabaailadana loonabadeen lahaa si hormarka socdaa hore ugu sii socdo  waa kan qoraalka ay soo saareen Golaha Odayaasha Dhaqanka Ee Dagmada Wanlaweyn