Alaaha u naxariistee waxaa saakay subixii hore ku geeriyooday magaalada adis ababa ee dalka Ethopia abwaan Maxamuud Cabdulaahi ciise (sangub) oo ahaa Gudoomiyaha Golaha Abwaanada soomaaliyeed allaha u naxariistee abawaanka waxa ay in muda ah isla soo shaqeeyeen Abwaan Cisman Cabdullahi Guure oo kamid ah Golaha Abwaanada Soomaaliyeed ahna Afhayeenka golaha  abwaan guure Ayaan wax kaweydiinay geerida abwaanka  iyo taariikh nololeedkiisa waxaana wareystay wariye rasmi ruuxi

waakan Abwaanka oo ka hadalaya