Waxaa maalmahan laga dareemaayay dagmadan tan wanlaweyn ee gobolka shabeelaha hoose u diyaar garowga imtixaanadka shahaadiga ah Waxaa manta oo ay tariikhdu kubeegan tahay 27 4 2019 itmixanka shahadiga ah u fariisaty ardada dhigta iskuulka hoose dhexe sare ee wanlweyn gaar ahan fasalda 8aad iyo fasalka afaraadka ee dugsiga sare mar aan manta booqanay skuulka ayaa waxa aan war barixn kooban nagsiyey maammulha iskuulkaasi proff siidow yarrow kalbow qaabka iyo sida ay ugalayaan imtixaanaadka iyo ardayda kaqeeb galaysa iyo fasalada ay kala yihiin iyo daldaha ay hoos tagaan iyo tirade guu ee u fariisanaysa imtixaanka 2bada fasal waxaa kaloo uu sheegay in ay ka qeeb gali doonaan imtixaanka wazaarada wax barashada ee DF somaliya waakan proff siidow oo kahadlaya arinkan
Sidoo kle waxaan mid mid uweydiinay ardayda galaysa imtixaanka Rajadooda iyo waxa ay kafilayaan imtixaankani
Ugu dambeyntii Waxaa kor u sii kacaya ardayda kaqalin jabinaysa dugsiyada ku yaala dagmadatan wanlaweyn waxaana larajaynayaa in ay waxbarashada sare kasii wadan doonan halkaani sanadkii hore ayay eheed markii ay arday wax kabarata dugsiyada deegaanka ay kagaleen imtixaanaadka dowlada ayna ku guuleesteen waxbarasho dibada ah sanadkaana waxaa larajaynayaa kaalin nuucaas ah in aygalaan ardayda deegaanka