dagal xoogan ayaa ka socdaa  dagmada wanlaweyn ee gobolka shabeelaha hoose waxaana lamaqlayaa rasaas xoogan  waxaana laysku adeegasanaya  hubka nuucyadiisa kala duwan  dagaalka waxa uu u dhexeeya laba beelood   oo wadada daga deegaanka waxa uuna kabilowday dhulbeered magalada banaan keeda ah waxaana uu soo jiitamaayay mudo dheer  waxaan ku dhintay dad kuwakalena wey ku dhaawacmeen dagaalka ayaa waxa uu ka socdaa  suuqa hoose iyo xaafadaha ku dhow wali lama oga qasaaraha dhabta ah ee ka dhashay  dagaalkan waxaana jirin iskuday lagu joojinaayo dagaalkan  mana jirto cid sadaxaad oo soo faragalisay ilaa haatan   waxaana lagayaabaa in uu qasaaro badan dhaliyo  dagaalkan maadaama lagu kor dagaalamaayo dadka shacabka