Mac-hadka Maareynta Soomaaliya ayaa soo saaray war-murtiyeed uu diirada ku saarayo Talabixinta Khilaafka maamul Goboleedyada iyo Dowlada Federalka ee Soomaaliya.

Mac-hadkan  waxa uu ka tala bixinayaa qaababka uga haboon ee lagu gaari karo xalwara isagoo fadhigiisu yahay Magaalada Muqdisho iyo Meelo badan oo gobolada Dalka ah ayaa sida uu sheegay waxaa uu ka shaqeeyaa Baahiyaha la Talinta ee Dhinacyo badan.

War-Murtiyeedkii uu soo saarayna waxaa uu u qornaa sida tan:-