Halkaan hoose ka dhageyso warka duhur e radio wanlaweyn
waxaa so jedinaya mahad axmed cali
waxaa ku jira qodobo ay kamid yihiin
Xeer Ilaaliyaha Qaranka Oo Sheegay In Laga Gamban Doonin Soo Bandhigidda Masuuliyiinta Ku Kaca Musuq-Maasuqa
R.W Kheyre oo u ambabaxay Suudaan
Rabshado ka qarxay Diri-dhabe iyo jahawareer kataagan Magaalada Qabri Daharre e ismaamulka somalida itoobiya
feyriska Ebola oo dib uga dillaacay koongo