sabti 28-7-2018 -Subax nimadii hore ee saakay ayaa cidamo ka tirsan dowlada soomaaliya gaar ahaan kuwa milatariga ka xereen gurigiisa wariye ka tirsan Radiowanlaweyn wariyaha ayaa kamid ahaa howl wadeenada warbaahinta waxa uuna ahaa madixii shaqada iyo shaqaalaha eeradio wanlaweyn
waxaa nasiib dara aha in lagu xad gudbo wariya yaasha ayadoo aan wax dambi ah lagu haynin oo shaqadooda gudanaya waxaana la ogeen meesha lagu haayo iyo waxa uu ku sugan yahay
maamulka dagmada wanlaweyn ayaan wali kahadlin xariga wariyaha hadii ay jiraan waxdambi ah ee lagu haysto waa in maxkamad loo soo maraa xaq ayuuna u lahaa taasi mana uusan helin
maamulka iyo shaqaalaha radio wanlaweyn waxa ay cambaareynayaan xariga xaqdarada ah ee loogeestay
wariye ISMAACIIL YUUSUF ABUUKAR (fantastic) waxaana codsaneynaa in ay xoriyadiisa dib loo seeyo waaxaan kaloo codsaneynaa in ay gacan naga siiyaan ururada saxaafada
iyo kuwa xuquuqda bani aadanka sidii wariyahaas xuriyadiisa uu u heli lahaa wixii war ah ee kasoo kordhaa waan idiinla socd siin doonna