Khamiis 26 July-(radiowanlaweyn.com)-Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Soomaliya Cabdiraxmaan Daahir Cusmaan ayaa caawa ka jawaabay Warar lagu baahiyey Baraha Bulshada ee ku aadanaa in Wasaaradu aysan aqoonsaneyn jaamacada dalka inta badi.

Wasiirka oo Caawa Wareysi siiyey Radio wanlaweyn ayaa sheegay in hadalkii uu ku sheegay Wareysi uu horey u bixiyey ee uu kaga hadlay Sharci ahaanshaha Jaamacadaha dalka Dalka siqaldan loo fasirey.

sikasto ha ahaatee waziirka ayaa ugu baaqay iney dadka isdejiyaan warkaas uu yahay kurukuteen baraha bulsahada lamrsiiyay.

waxa uu tilmaamay in jaamacadaha dalka dadka ey soo saareen eey yihiin kuwa hada kashaqeeya xarumaha dowlada dal iyo dibad waxa uu inta kudaray in ey baaritaan kujiraan ka wazaarad ahan

By: ismacilmire