22/7/2018/radio wanlawyn   Wafdi uu hoggaaminaayo taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliyeed iyo Wakiilka Qaramada Midoobe ee Soomaaliya danjire Micheal Keating ayaa ku wajahan Magaalada Gaalkacyo.

soo dhaweynta Mas’uuliyiinta ayaa laga dareemaya Gaalkacyo, waxaana lagu waddaa in ay si wadajir ah u soo dhaweeyaan maamulada Galmudug Puntland.

Sababta ugu weyn ee ay halkaasi ugu socdaan ayaa ah hirgalinta iyo Adkeynta nabadda Magaalada Gaalkacyo.

Magaalada hadda waxaa ka howlgalla Ciidamo dowladda Soomaaliya iyo Qaramada Midoobey ay taageeraan.