18/7/2018/ radiowanlaweyn.com ; shabeelaha hoose  wanlaweyn somaliya

sanadihii lasoo  dhaafay  waxaa sara ukac  laga dareemaayay  dhanka   wax barashada

dagmada wanlaweyn   taasoo   suura  galisay

in ardayda wax kabarta  dugsiyada  hoose dhexe sare ee  dagmada wanlaweyn ay kaalimaha

hore ka galaan imtixaanaadka  dalka  gaar ahaan  kan

gobolka shabeelada hoose

Imtixaankan oo ey qaaday dalada waxbarashada  fpms.  gobolka shabelaha hoose

waxa u fariistay arday gaarysa 1000 arday   kuwaasi  oo  kala matalayay

iskuulaada kuyaalo gobolka   sh/hoose    degmooyinka  uu   kakoobanyahay

Degmada wanlaweyn   waxaa imtixanka  uga  qeybgalay   

iskuulada   kala   ah   Imamu nawawi  iyo  waliba iskulka  cabdulai ibu mubaarak

arday kasocotay

AXMED IBRAAHIN XUSEEN     waa ardayga kaalinta kowaad  ka galay ardayda

kasooctay gobolka sh/hoose isagoo kasocday

dugsiga hoose dhexe sare ee cabdullahi ibnu mubaarak  ee hoostaga jumciyatu tallaamun al islaamiya

waxaa siweyn usoo dhaweeyay bulshada qeybeheeda kala duwan ee ku dhaqan

dagmada wanlaweyn

waana markii ugu horeysay ee uu imtixaan kaalinta kowaad kagalo arday kasocda

dagmada wanlaweyn

ardaygaan ayaa waxaa lagudoon siiyay shahadooyin iyo abaalmarino lagu dhiiri galinaayo

maalmihii ugu dambeyay ayaa waxa kasocday dagmada wanlaweyn  siminaaro ama  tababaro  kor loogu

qaadaayo aqoonta dadka ku dhaqan d/ wanlaweyn  waxaana soo abaabulay

aqoon yahano dagmda u dhashay  iyo

ururo iskooda isu abaabulay waxaan ugu horeeyo

JUMCIYADA DAARUSALAAM taasoo isku howshay hor marinta waxbarashada

dagmada wanlaweyn oo ah dhanka diinta

wxa ayna ka hirgalisay dagmada wanlaweyn maktabad caalami ah sikastaba ha ahaatee

lama dhihikaro  baahidii wax barasho ee dagmada

waa ladaboolay waxaana loo bahan yahay dadaal intaas ka sii badan si loogarab istaago jiilka

ubaahan waxbarashada

W/Q/ ISMACIIL KHALIIF AXMED SAMADOON