Axadi, June, 24, 2018- Qarax kale aya isna ka dhacay dalka Zimbabwe, meel uu ka qudbeynayay madaxweynaha dalkaasi Emmerson Mnangagwa, oo dad isku soo baxay u lahadlayay. Markii qaraxa uu dhacyaay ayuu madaxweynuhu ku guda jiray ololihiisa doorashada madaxtinnimo ee dalkaasi oo la filayo in bisha soo socoto ay dhacdo.

Weerarkaasi oo dhaawacyo ay sababeen, ayaa waxa si diqri ah uga badnaaday madaxweynaha, kaas oo ku tilmaamay in uu ahaa mid fuleynimo.

warkii ugu dambeeyay qaraxasi ayaa waxaa ka warbixiyay Wariye madax banana oo la yiraahdo Cabdirisaaq Cabdilaahi Maxmed oo ah suxufi deggan dalka Koonfur Afrika oo ay deris yihiin Zimbabwe.