Qarax xoogan ayaa  ka dhacay degmada wanlaweyn. ee gobolka shabeelaha hoose

Qaraxaan ayaa wax uu sababay dhimashada afar ruux iyo dhaawaca todoba kale

dhaawaca intii darneyd waxaa  loo soo qaaday magaalada muqdisho.

intakale waxaa lagu dabiibayaa gudaha dagmada. in kastoo uusan kajirin isbital qaabili kara dhaawacyada

Qaraxa ayaa waxa uu ka dhacay goob jaadka lagu iibiyo

oo kutaala xafada muuri

Qaraxa kadib ayaa waxaa rasaas xoogan riday ciidamo soo gaaray goobta taasoo goobta jah warer badan ka abuuraty

xaalada ayaa  hada ah  mid kacsan

wixii faah faahin intaas dheer ee so baxa waan idin so gudbin doona