Arbaco, May, 02, 2018, Maamulka Goboleedka Puntland ayaa sheegay in Dowlada Imaaraadka Carabta ay Umadda Soomaaliyeed u fududeeyo arrimo badan sida dal ku galka Dalkaasi iyo degegaanshaha, Hadalka ayaa lagu shaaciyay war saxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyada Puntland.

War saxaafadeedka ayaa looga mahadceliyay Dowlada Imaaraadka Carabta tallaabooyinkan, iyadoo maalmihii u dambeeyay ay jireen mugdi ku aadan, arrimo khilaafka Xukumada Federalka Soomaaliya iyo Dowlada Imaaraadka Carabta.

War Saxaafdeedka ayaa sidan u qornaa:-