Talaado, April, 24, 2018, Safiirka Soomaaliya ee dalka Liibiya Muxuddiin Maxamed Kaalmooy, ayaa sheegay inay jiraan Soomaali habeen hore laga soo bad-baadiyey badda, kadib markii ciidamada Liibiya ay ku arkeen xeebaha dalkasi, xilli ay la socdeen doonyo liita. Safiirka Muxiyadiin Maxamed Kaalmoy ayaa xaaladda dadkaasi uga warramay Sahra Ciidle Nuur.