tan iyo markii ay burburtay dowladii milatariga aheyd ee soomaaliya sanadkii 1991 waxaa lawaregaay maamulida hawada somaaliya hayada uqaabilsan qaramada midoobay dowlada fadaralka ah ee somaliya ayaa waxaa ey dadaal dheer u gashay sidii ay ula soo waregi leheed maamulida hawada soomaaliya taas oo ugu dambeeyntii ay ku guuleysatay in ay lasoo wareegto hawada soomaaliya somaliland ayaa waxa ay ka biya diiday in lagu warejiyo hawada dowladda soomaaliya hdaba ma awoodaa maamulidda hawada