madaxweynihii hore ee maamulka Hir-shabelle cali cabdulaahi cosoble oo shir jara’iid oo uu warbaahinta ugu qabtay magaalada baladweyne ee xarunta Gobalka Hiraan ayaa waxa uu ku sheegay in xarunta rasmiga ee maamulka hir-shabelle uu haatan ku shaqeynayo uu yahay magaalada baladweyne.

cosoble waxa uu sheegay in maamulkiisa uu magaalada jowhar uu uga shaqeyn waaye faragalin ay ku hayso dowlada dhaxe ee uu hogaamiya maxamed cabdulaahi farmaajo.

bilaawgii bishan ayeey aheed markii ay xildhibaanada hir-shabelle ay kala laabteen kalsoonidii cali cabdulaahi cosoble

Halkan ka dhageyso codka cosoble