28/8 /2017 radiowanlaweyn.com taniyo markii uu bilowday xirirka u dhexeeya turkiga iyo somaliya sanadkii 2011 waxaa kor u socday xirir aadka u wanaagsan iyo garab istaaga aad u weyn taasoo loo arkay in aytahay talaabo aad u wanaagsan turkiga ayaa waxa uu wax ka qabtay wax yaaba badan oo aykamidyihiin goobaha waxbarashada dhisida jidadka iyo isbitalada mardhow waxaa lafilayaa in xariga lagajaro saldhig milatari kii uguweynaa oo ay ka furtaan meelka baxasan dalka turkiga taniyo dagaalkii kowaad ee aduunka waxaana lashegayaa qalabka milatari ay isticmaalayaan uu yahay qalab casri ah oo ay kamid hiin maraakiibta dagaalka diyaradaha dagaalka lidka difaaca gantaalaha iyo lidka diyaradaha iyo raadeerka lagalasocdo dhaqdhaqaaq hawada taas waxa ay walwal galisay wadama badan oo aan jecelen in ay somaiya cagaheeda markale isku taakto dhinacakle wadamada reergalbeedka iyo kuwa katirsan carabta ayaa walaac ka muujiyay saldhigan iyo qalabka casriga ah ee uu ku hubeysayaahy shacbka soomaaliyeed ayaa aad usoo dhaweyay saldhigan milatari ee turkiga kasameeystay somaaliya maadaama uu wadan muslim ah yahay xasaasiyad badana aysan kaqabin wxaana la arki doona sida uu u howlgalo ayagoona sheegay in ay ku tababaridonan ciidamada soomaaliya