14/8/2017 RADIOWANLAWEYN.COM tababr aad u qiima badan oo loo sameyay saxafiyiinta ku dhaqan dagmada wanlaweyn gaar ahaan kuwa ka hoolgala radio wanlaweyn ayaa waxaa laga dareemayaa isbadal xoogan oo xaga xirfada wariya nimada ah taa soo kor uqaaday tayadooda lagana dareemay dagmada wanleweyn ee gobolka shabeelada hoose qaabka tabinta wararka iyo barnaamishyada wexeyna eheed markii ugu horeysay oo ey helaan tababar nuucaas ookala ah wxa ayna uga faa iidaysteen sidii loogu talagalay wxaana larajeynayaa in ay sii socon doonaan tababarada nuucaan ookala ah, bulshada ku dhaqan deg/ wanlaweyn ayaa aad u soo dhaweyay tababarada xirfadoda kor loogu qaadayo saxafiyiinta dagmada