19,6.2017 RADIOWANLAWEYN.COM waxaa maalintii 3ad oo xiriir ah xarunta maamulka degmada lagu qabtay kulan loogu magac daray afuin iyo is cafi waxaan ka soo qeyb galay wax garadka degmada odasha dhaqanka culumda dhalanyarada bahda saxaafda ururka haweenka iyo bulshada qeybaheeda kale gadisan

waxaan madasha ka had lay qaar ka mid ah masuuliyiinta degmada iyo dadkii kale meesha soo xadiray