20.6.2017 RADIOWANLAWEYN.COM waxa maanta xarunta maamulka D.wanlaweyn la soo gabagabeyey kulan logu magac daray afurin iyo is cafin kaas oo soo socday 4 oo xiriir ah waxaan gabagabada kulankaan soo xaadir wx garad odayaal dhalnyaro culumo bahda saxaafdaa ururka haweenka iyo bulshada qeybaheeda kale duwan

dhaman dadkii soo xaadiray kulanka yaa sheegay in ay ku arkeen wax an waligood ku arga kulumada klae taas oo ay kale jedaan in ay is cafiyeen dhamaan bulshada wanlaweyn