jimco 5/5/2017/radiowanlaweyn.com aroor nimdii hore ee saakay ayaa waxaa laga qaybiyay DAGMADA WAN LAWEYN GOBOLKA SHABEELAHA HOOSe.
deq raashiin ah oo iskugu jiratay bur, baris, sokor iyo saliid deeqadan waxaa soo dhiibay laba nin oo u dhashay dalka qadar.
deeqadan ayaa waxa ay usoo wakiisheen in ay gaarsiiyaan dadka ubaahan nuur ibrahin kumi.
qoysaska lagaarsiyay gar gaaarka ayaa waxey garayeen ilaa sideetan qooys
dadka deeqda la gaar siiyay ayaa aad uga mahad celiyay gar gaarkan oo ey aad ugu baah naayeen.