khamiis 4/5/2015   saakay waa barigii ayaa waxaa laga maqlay rasaas aad u xoogan D/wanlaweyn ee gobolka shabeelaha hoose  rasaasta oo mudo dheer socotay ayaa waxaa lasheegay in uu qof ku dhintay qofkalena ku dhaawacmay lama oga sababta keenty werarkan wexyna wararku sheegayaan in nin  ciidanka booliska dagmada ka tirsan uu daganaa goobta uu werarka kadhacay ciidamada weerarka ahaa ayaan wali lakala cadeynin ciidamada ayka tirsan yihiin iyo waxa uu werarku salka ku haayay  dad goob joogayaal ah ayaa waxa ay U sheegeen Radio Wanlaweyn  ciidanka ay arkeen in ay ahaayeen cidanka mila tariga somaliya mar aan laxiriirnay maamulka degmada wanlaweyn si an wax uga weydiino falkan dhacay waa ay ka gaabsadeen