sabti 28/4/2017 radiowanlaweyn.com ogeysiis ogaysiis     ogaysiis degmada wanlaweyn ee g/ shabeelaha hoose waxaa laguqban doonaa tartamo kala duwan tar tamadaasoo kala ah FANKA IYO SUGANTA qaybehiisa kala duwan sida gabayada heesaha farsha xanka ORADADA BOOTINTA SHIISHKA OO FALAR AH  hadaba cidii danaynaysa tartamadan kala xiriira xarunta maamulka d/wanlaweyn hlkaas ayey diiwaan galintu ka socotaa barnaamijkan waxa ladhahaa DALBILE wana barnamijyadii lagu hormarinayay dagmooyinka gobolka shabeelada hoose waxaana maal galinaayo hay,ada IOM