18 02 2017 (Radiowanlaweyn.com) waxa maanta deeq daawo iyo agabka nadaafada isugu jira gaarsiiyey Bahda Hormarinta waxbarashada Degmada wanla weyn waxey si wada jir ah ugo wareejiyeen  Gadoomiyaha  Degmada wanla weyn iyo Dhaqtarka xarunta iyo odiyaasha dawadaas iyo agabkaas oo wax badan ka badali doona Baahida xarunta CTCda degmada iyadoo aan wali wax kaalma ah laga halin qurba jogta Degmada wanla weyn iyo Hay.adahaba

iyadoo ay sii badanayaan xaalada dadka uu so ridanaayo cudurkaan shuban biyoodka waxa maalmahan dadka degaanka wanlaweyn ay garab taaginyihiin xarunta CTCda dhamaan qeybaha bulshada oo shaqsi shaqsi wax usoo gadaayo uu geynaayo xarunta shuban biyoodka’

Fadlan ka qeeb qaado  Badbaadinta Dadka soomaliyed

Email:Radiowanlaweyn.com

ibraahim buule siyaasi