12 02 2017 (Radiowanlaweyn.com) wadada udhaxeysa degmada wanlaweyn iyo Afgooye ayaa saaka gudaha Degmada laga maqlaayo hub iyo rasaas
iyadoo la ugeen waxa isku heesta goob jooge ka soo waramey ayaa waxa inoo sheegey dagaalkas inoo geestay qasaaro fara badan
waxii ku soo kordha
Radiowanlaweyn.com
ibraahim buule