January 29 (Radiowanlaweyn,com)dhaqaatiirtan ayaa so gaar siisey gurmad daawo gaar ahaan tuuloyinka uu ka dilaacey cudurka shubanbiyodka howl wadeeno iskugu jira dhaqaatir iyo kalkaaliyayaal ayaa maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaa qaar kamid ah tuuloyinka ka dilaacay shuban biyoodka e Degmada wanla weyn  kuwaas oo daawoyin iyo tawabaro siiyey 

dadkii kudhaqnaa tuuloyinka ey kamid yihiin lama garas qaandhoole masiiray buulo cajuusa iyo kuwa kale

ibraahim buule siyaasi

E:Radiowanlaweyn.com