January 27 (Radiowanlaweyn.com)Dawadaani oo iskugu jirto faleeboyin iyo agabkale oo loo adeegsado ka hortaga shubanbiyodka ayaa maanta waxa xarunta lacag la.aanta ee GarGaar ay ku wareejisey gudiga maarenta shubanbiyodka iyo waliba maamulka Degmada wanlaweyn xaruntan oo goordhow ka howl bilowdey Degmada wanla weyn ayaa waxa ay dadka siisaa adegyo lacag la.aan

 

iyadoo mardhow ka dilaacay cudurka shubanbiyodka tuuloyin hoos yimaada Degmada wanla weyn oo marka hore loogu cabsi qabay inuu so gaaro gudaha degmada hadana uu kusugan gudaha iyadoo la ildaran dad badan oo isugu jira dad weyn iyo ilma yar yar

ibraahim buule siyaasi

E:mail Radiowanlaweyn.com