January 25 (Radiowanlaweyn.com)Wareegto kasoo baxday xafiiska guddoomliyaha baarlamaanka Maxamed Cusmaan Jawaari ayaa waxaa lagu magacaabay guddiga doorashada madaxweynaha oo ka kooban toban xubnood. Guddigan ayaa gadaal looga kordhiyay xubin kale si ay loo helo hal dheeri ah, waxaana uu noqday xil. C/raxmaan Ducaale Bayle.
 

 

 

ibraahim buule