Janauary 21 (Radiowanlaweyn,com) wararka naga soo gaarayo magaalada muqdisho ayaa shegaayo in fiidka hore Dab ka kacay suuqbocle ee madiina ku yaala.
Dab ka kacay ayaa ilaa hada qasaarihiisa lasheegin
waxii faahfaahin ah kala soco
Radiowanlaweyn.com
ibraahim buule siyaasi