18 jan.2017 -(radiowanlaweyn.com)-Mid kamid ah dhaqaatiirta ka howlgasho isbitaalada kuyaalo caasimada soomaliya ee moqdisho gaar ahaan isbitaalkla masaarida Dr: Maxamed Xusseen C/dulle (Maxamed somali) ayaa maalmahanba ku sugnaa isbitaalka bulshada wanlaweyn ee kuyaalo degmada wanlaweyn ee gobolka shabeelaha hoose isagoo khaliino ey kafaa,iideysteen dadka deegaanka kafuliyay isbitaalka Wanlaweyn Cummunity Hospital

sidookale Dr: Maxamed Somali intii uu kusugnaa degmada wanla weyn ayaa waxa booqday iskuulaadka kuyaalo degmada wanlaweyn taasoo uu ugu gollahaa inuu wacgalin usameeyo ardayda waxka barata degmada isagoo kubooriyay ardayda iskuulaadka iney hormariyaan waxbarashadood’

mar uu wareysi siyey warbaahin wanlaweyn ayaa waxa uu shegey inuu aad ugo faraxsanyahay imaashaha imid Degmada wanlaweyn waa dad nabadeed waa dad lasocdo hormarka ka socda dalka waa marka horeeysa DR maxmed somaali imaada Degmada

 

ibraahim buule siyaasi

Email:Radiowanlaweyn.com