january 14 (Radiowanlaweyn)Wareegto kasoo baxday xafiiska madaxweynaha maamulka Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa waxaa xilka looga qaaday wasiirkii arrimaha gudaha ee maamulkaasi Jaamac Xasan Salaad.

 

ibraahim buule