ganacsato reer wanlaweyn ah ayaa waxaa ka soo gaaray qaasaaro aad uweyn kadib markii ay ka dhinteen in ka badan 70 neef oo lo,ah oo ahaa dibi ganacsi ah dhimashada ayaa waxa sababay kadib markii ay cuneen balka cagaaran ee aan wali karin oo ay somalidu utaqaano QARDADA arinkan ayaa waxa uu noqday mid ay aad ula yaabeen dadka ku dhaqan dagmada wanlaweyn mana ahan markii ugu horaysay oo ay u dhintaan xoolo balkan oo kale masuul uhadlay ganacsatada ayaa ku tilmaamay arin mid qadarta eebe ah waxan uu ka codsady ganacsatada in lays kaalmeeyo


radiowanlaweyn W,D ISMAACIIL KHALIIF