waxaa la doortay gudoomiye ku xigeenka kowad iyo labaad ee golaha shacabka soomaliyeed waxaana loo kala doortay cabdi weli sheeq ibraahim muudey iyo mahad cabdala cawad halka gudoomiye ku xigeenka kowaad loo doortay cabdi weli sh ibraahim muudey xilka kalana waa mahad cabdala cawad doorashada gudoomiye ku xigeenka kowaad ayaa noqotay mid ay dadka intoda badan filaneynin maxa yeelay waxaa la filayay in uu noqon doono faarax sh cabduqaadir oo wareega labaad soo gaaray