290 xildhibaan ayaa codeysay wuxuuna Jawaari helay 141 cod, taasoo ka dhigan inaan loo baahaan wareeg labaad maadama uu helay seddax meelood laba meel codadkii la dhiibtay

Musharraxa ku soo xigay ayaa noqday Cabdirishiid Xidig oo helay 97 cod. Guddoomiyaha dib loo doortay Jawaari ayaa sheegay inuu ku faraxsanyahay doorashada.

Musharrixiinta laga guuleystay ayaa qirtay guul-darrada.