gudoomiyaha gobolka sh, hoose ibraahin aadan cali najax iyo gudomiyaha dagmada wanlaweyn maxamed siidow cabdi raxmaan ayaa waxa ayka fureen todobaadkii lasoo dhaafay barnaamish loogu magac daray bulsha bile kaasoo ay kafaa iideesten dad aad u fara badan  dadkii kafaa iidaystay ayaa  inoo sheegay in ay wax badan ka barteen taba barkaas aadna uga mahad celiyeen  mdaxda soo agaa sintay waxaa lagama maarmaan ah in lahelo wacyi galin  joogta ah oo lo sameeyo dadka waa mrkii ugu horaysay oo laga furo tababar nuucaan ookle ah  waxa uuna noqday midka loogu hadal haynta badan yahay degmada wanlaweyn