January 9-2017(Radiowanlaweyn.com)

Biyo la aantaan ayaa waxaa ay saameysay dadka kudhaqan G/lada uu maro webiga  Shabelle iyo weliba Deegaanada hoos yimaada waxaa isa soo taraya qaylo dhaan ka imaaneysa dadka xoola dhaqatada iyo beeraleyda ku dhaqan deegaanadas ilaa iyo haatan majirto cid u gurmatay walow ay xusid mudan tahay in madaxda Dalka ay ku mashquulsanyihiin Doorashooyinka maalmaha fooda inagu soo hayo 

Radiowanlaweyn@gmail.com

WQ/  ibrahim buule siyaasi