January 5 (radiowanlaweyn.com) wadada isku xirta Degmada wanlaweyn iyo Afgooye ay maalmihii la so dhaafay Baabuurlayda ka shaqeysa ay shaqa joojin ku sameeyen wadada in badan maalmihii lasoo dhaafay ay sameeyen mudaaharaad iyo dacwo is daba joog ah
maanta ayaa Degmada wanlaweyn waxa socdaal ku yimid mas,uuliyin ka tirsan Dawlada K/galbeed aygoo sameynaayo kormeer wadada isku xirta Degmada wanlaeyn iyo Afgooye
mas.uuliyintaan ayaa ku sugan kudaha Degmada wanlaweyn lama uga waxa kaloo ka soobixi doona
waxii kaloo faahfaahin waxa kala socon dontaan Radiowanlaweyn.com
ibraahim buule