January 5 (Radiowanlaweyn.com) mashruucaan oo loogu hadlaayey sida wax loogu qaban lahaa dhibaatoyinka Degmada wanlaweyn ka taagan ayaa maanta waxa uu ka dhacay xarunta maamulka Degmada wanlaweyn ee Gabalka sh/hoose

 

mashruucan ayaa waxa soo qaban qaabiyay Bulsha Bile ee uu hogaamiye u yahay Gudoomiyaha Gabalka sh/hoose mudane ibraahim Aadan Ali najax

 

si lamid ah Gadoomiyaha ayaa safarka waxa kuwahaliyey Gudoomiye ku xigeenka Gabalka sh/hoose mudane C/fataax cabdule yusuf iyo xoghayaha gabalka sh/hoose iyo wafdi kale uu hogaaminayey Gadoomiyaha Gabalka sh/hoose mudani ibraahim Aadan cali najax

 

sidoo kale Gadoomiyaha ayaa waxa uu balan qaaday baahi badan oo so jeediyeen dadka ku dhaqan Degmada wanlaweyn in kastoo baahidaasi horey lo dabooli waayey ayaa maanta Gadoomiyaha Gabalka shabeelada hoose arabka ku dhuftay balan qaadkaas

 

 

ibraahim buule siyaasi