January 4 (Radiowanlaweyn.com) Degmada Walaweyn ee Gobolka Shabeeha Hoose ayaa Maant wali waxa ka taagan  shaqa joojintii ay sameynaayeyn baabuurlayda

ayagoo saaka isku diyaarinayen mudaaharaad ayaa waxa ka d dhacay fooda yar mid ka ah darawalada ayaa qasaara ka so gaartay

 

xaalada Degmada wanlaweyn ayaa hada ah mid xiisadeeda kacsan mana sheegi karna waxa ka so bixi doona

 

waxii faahfaahin ah waxa kala socon kartaan Radiowanlaweyn.com

ibraahim buule